Qeexid
ld dhowaandhalad.
ld dhowaandhalad.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: D. ah: qof fir wanaangsan ka soo jeeda.
Qeexid Xigta: ld dhalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dhowaan (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Laba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld dhowaan (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Ilmo la seexinayo, si tartiib ah oo aan kala go' lahayn gacanta ugu garaacid.
Qeexid Xigta: Haldal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraashdo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la seexinayo.
Qeexid Xigta: Hadal guubaabo ah oo si is daba joog ah cid loogu yiraahdo. ld dhabaandhebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cod dheer afka ka dhihid.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax cusub sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada.
Qeexid Xigta: ld dhawaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qorrax kulul ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhawaaji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]