Qeexid

"(-ooyin, m.l) Sabiisha inteeda muuqata."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhasho oo kali ah:
  • Dabiicadaha xayawaanka shabeelka waxaa ka mid ah isagoo u nool gooni gooni “lab Dhedig, iyo dhashooda” laakiin waxay iman karaan iyagoo wada dilaaya xayawaan ay cunaan.
  • Naas-nuujintu waa u nasteexo ubadka Dadka ayaa inta badan u nugul xannuunada qaarkood ee dilaaga ah xilliyada uu dhasho iyo da’da weyn ee waayeelnimo.