Qeexid
(-gyo, m.dh) Biyakuhar; balli; laas.
(-gyo, m.dh) Biyakuhar; balli; laas.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) (juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha sida biyo fadhiisiga, mar mar sidaa ah), waxana badanaa aad uga baxa deegaan, wuxuu marka u dhexeeyaa deegaan-biyood iyo biyo-fadhiisi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Labada dhinac ee laga raro geelo middood.
Qeexid Xigta: Markabka dushiisa sare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Sabiisha inteeda muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhashay la seexiyo. ld daragad.
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ayax, ukun dhul ku aasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -uumi) Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaniin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -iimay, -iintay
Qeexid: ld dhaniin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil.
Qeexid Xigta: ld dhashuumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xog tabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ururto oo xoolaha iyo dadkaba jirkooda gala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dheego. ld dheegad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld dhaniinto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhashuun1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: (f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhaniimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-gyo, m.dh) Warqad ay ku qoran tahay kharashka ku baxay badeeco meel loo diray, qaa'imad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xaalad qaabdarro ama cudur oo qofka ku dhasho qaabdarrada lagu dhasho waxay isugu jiraan cudurrada la dhaxlo iyo kuwa bey'addu keento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Dhaashi marcasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]