Qeexid

"(-rro, m.dh) Dhul sare oo buuraley ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharoor oo kali ah:
  • Suldaan Yusuf Xiireey oo ka mid ahaa Ergadii nabadeed ee sida wayn ugu istaagtay joojinta colaadaha Dharoor, wuxuu ku nuuxnuuxsaday in guud ahaan la dhameeyay colaadahaas, wax walbana laga noqdey xalay ka dhalay oo beeshu sidaa isku raacday.
  • Dharoor haddii ilaa hadda aan wax macluumaad ah laga haynin dhulka Puntland-na waa dhul ballaaran, maxaa lagu doortay oo hadda iyada loogu dhiiraday?