Qeexid

"Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay."

Qeexid Xigta

ld dhareerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhareer oo kali ah:
  • Canuuni waa geed aad u macaan oo la cuno. caraftiisa kaliya aala dhareeree. marka aa cunto, waligaa ma dhaafeesid. canuuni wuxuu ka baxaa Soomaaliya, laakiin si tijaari ama beecmushtar ah looma abuuro.
  • Jidka inta aanu ku soo jirno waxaannu la soo kulannaa waxyaabo badan oo ishayadu jeclaysato, uurkayaguna doono, afkayaguna u dhareeriyo, hase yeeshee, ma haysanno wixii lagu gadan lahaa.