Qeexid

Qayb booliska ka mid ah oo u qaybsan dambi baarista oo labbis caadi ah qaata.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharcad oo kali ah:
  • Boolis isugujira dharcad iyo kuwo tuuteysan ayaa la sheegayaa in ay guryaha galayaan iyaka oo si xoogan u uruurinaya Qaxootiga Soomaaliyeed ee mudada dheer halkaasi ku noolaa.
  • Boolis isugujira dharcad iyo kuwo tuuteysan ayaa la sheegayaa in ay guryaha galayaan iyaka oo si xoogan u uruurinaya Qaxootiga Soomaaliyeed ee mudada dheer halkaasi ku noolaa.