Qeexid

"(-ooyin, m.l) Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax1, dhirbaax1, dhirbaaxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharbaaxo oo kali ah:
  • Sayidkayga ayaa iga carooday, wuxuuna igu dhuftay dharbaaxo daran, isagoo igu yiri: maxaa hadalkan kaa galay, u noqo shaqadii aad gacanta ku haysay.
  • Same-ka-talis iyo sabaalayn ayaa laga cabsi qabaa in uu ku dayo, meel ay ahayd in dharbaaxo lagu dayo.