Qeexid
Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Neef ido ah wax madax cad ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni.
Qeexid Xigta: Rays aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Raagsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid.
Qeexid Xigta: Qof xanaaqid.
Qeexid Kale: Wax la gansaday wax ku diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh In yar oo caano ah oo neef la maalay ama la nuugay candhadiisa ku harta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fiis.) Qoyaanka ku dul dhaca habeenkii dhulka dushiisa, amase waxyaalaha kale oo dhulka ku yaal ama dul saaran, sida cawska iyo caleemaha, waxaa qabooba oo dhibco noqda oo soo daata uumiga ku jira gibilka hoose ee dhulka korkiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhiriqda lo'da.
Qeexid Xigta: ld dhereb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan.
Qeexid Xigta: Hilib aad caato u ah; bantar.
Qeexid Kale: Qof aad u karti yar. 4. Caro. 5. Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhararay ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld dhardhaaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qoyaan yar gaaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la xafiday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maliin.
Qeexid Xigta: Qado.
Qeexid Kale: Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Qeexid Xigta: Lebbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -ammaa, -ammayd
Qeexid: Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax yar oo gasiin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Qeexid Xigta: Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Caano cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhinac, gees.
Qeexid Xigta: Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dharee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]