Qeexid

Dhibco yaryar, biyo ah, ka dhasha qabowga habeenkii oo lagu arko cawska, dhirta iwm.; sayax; yaxni.

Qeexid Xigta

Rays aad u qoyan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharab oo kali ah:
  • Dhufaankeeda iyo aarnaka oo dharabka loolaaya *9.
  • Waayo waa tii horeba loo yidhi “xeer la’aan waa la xooloobaa”, xeerna wax kale maaha ee waa “dayr iyo dallad” wixii noolaha iyo nafleyda dhib iyo dharabo u keenaya laga dukaashado eerasho ahaan.