Qeexid

"Maliin."

Qeexid Kale

Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

Qeexid Xigta

Qado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dharaar oo kali ah:
  • In taasi dhacdana waxaa sababay arimahaan hoos ku xusan : Labada arimood ee kor ku xusan, ayaana laf dhabar u noqday in Puntland noqoto bahala galeen, aan bad, bari iyo cirba lagu fikan, taas oo sababtay in dharaarta cad la istoogto lana is dhaco.
  • Addoomahaygiiyow habeen iyo dharaar waad gafeysaan, dambiga dhamaantiina aniga ayaa dhaafa ee dambi dhaaf i weydiista aan idiin dambi dhaafee.