Qeexid

"Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado."

Qeexid Xigta

Lebbis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhar oo kali ah:
  • Askartu waxay ka mid yihiin qoysaska dan yarta ah ee in ka badan 80% dakhligoodu ku baxo cunto, daawo iyo dhar dibadda laga keeno, kolkaa cashuurtan la kordhiyey waxay kharashkooda ku biirinaysaa ugu yaraan 28%.
  • Afar dumar ah ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degmada Dharkeenleey.