Qeexid

"Hab wax loo dhaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqmo oo kali ah:
  • Daymada Daryeelka Deegaanka Qaab-dhaqaalaynta ciida si ay uga baxaan dhirta daaq iyo geedaha kale ee dabiiciga ah iyo kuwo la beeraa waa arrin u baahan in maskaxda lagu hayo oolagu dhaqmo si loo daryeelo degaanka.
  • Waxaana jirta kala duwanaan dastuurada caalamka lagaga dhaqmo.