Qeexid

"eeg dhaq. ld dhiqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqid oo kali ah:
  • Tababarkan oo dhallinyaradaa u socday muddo sideed bilood ah ayaa waxay ku baranayeen xirfadaha kala duwan sida dhar-tolidda,farsamada Baabuurta,dabka laydhtiriigga iyo dhaqidda Digaagga.
  • Waxay qabaan dhaqanka reer guuraanimada iyo nidaamka dawladnimo in ay yihiin kuwo aan is qaban karin oo iska hor imanaya waayo dawlad maamulkeed (maandeeq) iyo geel dhaqiddii waa laba shay oo aad u kala duwan.