Qeexid
Degdegid; ku dheerayn.
[-saday, -satay]
f.mg3Degdegid; ku dheerayn.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
Qeexid Xigta: ld dhaqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Dhawr jeer biyo ku xalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo.
Qeexid Xigta: Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray.
Qeexid Kale: ld dhaqdhaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqdhaqso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhaqdhaq1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax macaan cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Farax la boodboodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqsooli. ld dhaqsoolis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaqsoolin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhakhsiinyo, dhakhso1, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel.
Qeexid Xigta: ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax biyo ku nadiifin.
Qeexid Xigta: Si wanaagaan wax u maamulid.
Qeexid Kale: Wax meel fog geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Carrabka wax ku cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Bar astaysan toog ku barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Wax si fiican u maamulasho.
Qeexid Xigta: Wax mayrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi dhaqsi m.dh ld dhaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaq. ld dhiqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhaqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hab wax loo dhaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]