Qeexid

"Neef muddo la maalayey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqayo oo kali ah:
  • Lakiin nasiib daro dawalda hada jirta sida ay doonto ayey ka sameeyaan amuuraha shacabka ay u dhaarteen horumarintiisa, nabadgelyadiisa iyo weliba dhowrista sharciga lagu dhaqayo.
  • Nidaamkan Maraykanka ee la soo xulo rag aqoon sare iyo waayo-aragnimo leh inama dhaqayo, waayo dhinaceena waxa la soo xulaa rag badankoodu aan aqoon iyo khibrad la sheego midna lahayn.