Qeexid

eeg dhaqo. ld dhaqad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqasho oo kali ah:
  • Laakiin illaahay xoolaha nooc walba wax buu hibo gaar ah u siiyey oo ay kaga duwan yihiin xoolaha kale ama dheer yihiin ama si kale hadii aynu u nidhaahno nooc kasta ama meesi kastaaba waxa uu leeyahay astaamo dhaqasho iyo manaafacaad gaar ah.
  • Dhibaato kaga may badanin xoog iyo tallo ay lahaayeen, waxay ku badbaadeen oo ilaa hadda ku soo gaadheen tudhaale iyo dhaqasho ragii dalka qabsadayna ee Afweyne diray ka timi.