Qeexid

"ld dhaqangelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqangelis oo kali ah:
  • Cumar C. Aadan ayaa ka sheegay Gobolka Galguduud in ururkooda uu ka dalbanayo DF inay sida ugu dhaqsiyaha badan ku dhaqangeliso heshiiskii ay kala saxiixdeen ayna dhameeyaan khilaafka u dhexeeya.
  • "Waxaan rajeynaynaa in IGAD ay dhaqangeliso go'aankii ay ku gaareen bishii hore Ethiopia, kaasoo ay taageereen UN-ka iyo AU-da, waayo waxaa jira shisheeye badan oo ku qulqulaya Somalia" ayuu hadalkiisa dabodhigay.