Qeexid

"Hab dhaqaale oo isku jaangoynaya bulsho hantideeda iyo nolosheeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqandhaqaale oo kali ah:
  • Jaamacada Ummada oo dhidibada loo taagay sanadkii 1954 ma lahayn manhaj Af Soomaali ah oo ka tarjumayo hidaha, taariikhda iyo dhaqankeena wanaagsan iyo kan nolosha dhaqandhaqaale ee sooyaalka soo ahaa qarniyo badan miyi iyo magaalaba.
  • Nolosha dhaqandhaqaale ee gobolka Gedo wuxuu ku salaysanyahay lafdhabarna ah xoolaha nool iyo waxsoosaarka beeraha.