Qeexid

"Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed."

Qeexid Xigta

Asluub.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqan oo kali ah:
  • Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya.
  • Kapchists iyo caruur Somaliyeed "Anigu waxaan ku hadlaa Afka Somaliga, waxaana wax ka bartay dhaqanka Somalida, runtiina waan jeclahay Somalida, booqashadana farxad gaar ah ayay aniga ii tahay" ayuu dadweyne badan u sheegay Prof.