Qeexid Xigta

ld dhaqaaq1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaaqid oo kali ah:
  • Si kastoo uu xaalyahaba, u dhaqaaqida Robinho dhanka Chelsea waxay noqon doontaa mid xusuus leh, maadaama ay ku waayeen gacanta Man City daqiiqadihii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga bishii Agoosto isagoo la filay inuu qalanka waraaqda dul dhigo.
  • Mudanuhu wuxuu M/weynaha ku canaantay tallaabooyin dhawr ah oo uu sheegay inaanu ka fiirsan ku dhaqaaqidooda, kuwaasoo ay ka mid yihiin socdaalkii uu ku tagay dalka Jabuuti, wax ka badelkii garsoorka iyo arrimo kale oo badan.