Qeexid

"Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaaq oo kali ah:
  • Haddaba waa sidee bariga Burco markaad ka dhaqaaqdo Burco adiga oo u socda Laas-caanood?
  • Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa la sheegay inuu howshaan isku shaandheynta ah ku dhaqaaqayo toddobaadyada soo socda, waxaana ilo wareedyadan ay u sheegeen wargeyska in Mr.