Qeexid

Qof ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaalayahan oo kali ah:
  • Maxamed Colaad Xassan ayaa arrinta saamiyada iyo saameynta dhaqaalaha adduunka ka wareystay Xareed Maax oo ka mid ah dhaqaalayahannada Soomaalida ee ku nool dalkan Mareykanka.