Qeexid

"eeg dhaqaaji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaajin oo kali ah:
  • Dhib kastaba haka mudnaatee, waxaa hirgelinta iyo dhaqaajinta Cusbitaalkan hooyo u ah Dr’s Edna Aadan Ismaaciil (Ina Aadan Dhakhtar).
  • Waad mahadsan tahay ee nabad gelyo ayay tidhi iyada oo kor iyo hoos u eegaysa (huruuftamaysa) sankana dhaq dhaqaajinaysa, hadalkana aad mooddo inay maqashiinayso dad ku soo dhawaa.