Qeexid

"Wax taagan socodsiin."

Qeexid Kale

Wax meel fog geyn.

Qeexid Xigta

Subag, xayr iwm dhalaalin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaqaaji oo kali ah:
  • Waa tallaabo durba dhaqaajisay qaar ka mid ah bulshada caalamka oo ballan qaaday inay dib u eegi doonaan siyaasaddooda ku aaddan Somaliland.
  • Waxaase meesha ka baxay aragtidii Shirweyne Qaran, waxaana cagta la wada saaray jidka doorashooyinka asxaabta badan, iyadoo toddobaadyadan u dambeeyay xawli laxaad leh lagu dhaqaajiyay ololaha Asxaabta.