Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhantaalay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhantaalan oo kali ah:
  • Distoorka Somaliland ee qabyada ah ee kala dhantaalan in la dhamaystiro lana toosiyo.
  • Xuseen Bulxan oo sheegay haddii aanay jirin doorasho baarlamaan oo dhakhso ah inay dhantaalantahay, hanaankii dimuqraadiyadeed, isla markaa wuxuu intaa ku daray inaan loo deynuun axsaabta ee talada laga wada qayb qaato.