Qeexid

"Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhantaal oo kali ah:
  • Heshiiskan, ayaa sida la wada ogsoon yahay laba garab u kala dhantaalay Isbaheysiga mucaaradka ah.
  • “Inta Sool inaga maqan tahay, waynu garanaynaa in ay midnimada Somaliland kala dhantaallan tahay” ayuu yidhi Cabdi Xasan Buuni, wuxuuna intaa ku daray “Waa in aynu dawlad iyo xisbiyo-ba u hawl-galno helidda midnimada Somaliland.”