Qeexid
Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
Qeexid Xigta
D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax1, dhanqalac1.
Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax1, dhanqalac1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax2, dhanqalac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld dhanqalan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhanqalan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dhanqalnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabeecad.
Qeexid Xigta: Dir, fir, sinji.
Qeexid Kale: Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dhanqalmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhinac, gees.
Qeexid Xigta: Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la dhantaalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhankalmid, dhanqalcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Caano cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -ammaa, -ammayd
Qeexid: Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhantaalay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la dhambalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhambalay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Qeexid Xigta: Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Qeexid Xigta: Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhadhan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dhadhan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]