Qeexid
eeg dhangalaasee.
eeg dhangalaasee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Cid dharbaaxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhalaalshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm.
Qeexid Xigta: ld dhaqangelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Sharci, barnaamij iwm hirgelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhalaashan. ld dhalaashanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhalaasha, aan daxalaysan oo waxyaabaha la isku qurxiyo laga samaysto.
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaqaalee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhabaalee. ld dhabaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhallaamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg galangalcee. ld galcad, galcasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Caano cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhinac, gees.
Qeexid Xigta: Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -ammaa, -ammayd
Qeexid: Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhanqalan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld dhanqalan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhanqalan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld dhanqalan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
Qeexid Xigta: D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax1, dhanqalac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]