Qeexid

(kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhanbalan oo kali ah:
  • Saacado ma ay haysanne, maalinta ayay sii kala qaybsan jireen oo ay gelinno iyo gobollaba u kala dhanbalan jireen.
  • Saacado ma ay haysanne, maalinta ayay sii kala qaybsan jireen oo ay gelinno iyo gobollaba u kala dhanbalan jireen.