Qeexid

"Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhanaan oo kali ah:
  • Waxay i dhansiisaa dhay iyo dhanaan geel.
  • Guud ahaan biyuhu waxay u kala baxaan labo qeeybood kuwaas oo kala ah biyoha macaan iyo biyoha dhanaan.