Qeexid

"Dhinac, gees."

Qeexid Xigta

Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Caana dh.”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhan oo kali ah:
  • War cad oo ay maanta ka soo saartay dowladda Federaalka KMG ayaa lagu amray Hey’addaha Garsoorka in ay Xildhibaan Caato ku soo oogaan dacwad dhan ka ah si loo soo taago maxkamad sharcigana loo horkeeno.
  • Ka dib markii ay xidhantay codbixintu waxa bilaabantay tirinta codadka taasoo natiijadeeda la ogaan doono maalmaha soo socda.