Qeexid

"Wax la ebyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammaystiran oo kali ah:
  • Xagga daabacaadda, run ahaantii ROGE waxay ka mid tahay kuwa ugu dhammaystiran ee ilaa imika af soomaaliga ku soo baxay.
  • Kadibna Rasuulka (SCW), waxaa u yimid xaqii isaga oo geeriyooday markii ay diintu dhammaystirantay, balse waxa dedaalkii halkii ka sii waday asaxaabtiisii oo Caalamka gaadhsiiyay diinta Islaamka.