Qeexid

"Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammaystir oo kali ah:
  • Sida dad badani ay qabaan ma jiro qodob ama xeer khasbaya inuu madaxweynuhu mar qudha xukuumaddiisa oo dhan wada horkeeno golaha wakiilada, sidoo kale ma jiro xeer golaha wakiilada faraya xukuumad dhammaystiran mooyaane inaanay afar wasiir ansixin.
  • Tan labaad waxay tahay dhibaatada iyo waxyeelada nabaad-guurka oo gaadha her halis ah oo aan sugi karin inta la sameynayo sahan dhammaystiran.