Qeexid

"Cunto, cabbitaan iwm laysasho."

Qeexid Xigta

Dan ebyasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammayso oo kali ah:
  • Guddoomiyaha UMAD, isaga oo isla arrintaas ka sii hadlaya wuxuu yidhi; “walaal waxaa meesha ku jira, anigu waxaan ahaa ururkii ku dagaalamay in dawladda sannad loo kordhiyo, si ay u dhammayso arrimaha doorashooyinka.
  • Ma lahayn awood ay ku furdaamiso oo ardeyad ayaabay ka ahayd shaqo ay raadiso; waxayse rajadeedu ku xidhnayd marka ay dugsiga sare dhammayso inay shahaadada ku hawl gasho.