Qeexid

"Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay."

Qeexid Kale

ld dhammayn.

Qeexid Xigta

Dh. ah: qof laxaad weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhammays oo kali ah:
  • Tabobaraha Palmieras Vanderley Luxembergo oo lagu eedeeyay inuu kooxdiisa ku amray inay sidaa qalafsan ula ciyaaraan Gremio ayaa qaabkaa ku dhammaystay kulankii ka dhacay garoonka Parque Antartica Stadium.
  • . Guddida Farsamada waxaa la hawl-gelinayaa isla marka la ansixiyo xeerkan, waxaanay shaqadoodu dhammaanaysaa marka hawsha diiwaangelinta la dhammays tiro.