Qeexid Xigta

ld dhamis, dhamitaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhamid oo kali ah:
  • Sidoo kale nin kale ayaa gabay ku yidhi “Dhamideed-ba maantay dirays, dheeg iskaga yeesho, ee ay dhabeelnimiyo, qurux dhuuxa ka iftiinto”, waxa tiriyey Maxamed Nuur Fadal.
  • Sidoo kale nin kale ayaa gabay ku yidhi “Dhamideed-ba maantay dirays, dheeg iskaga yeesho, ee ay dhabeelnimiyo, qurux dhuuxa ka iftiinto”, waxa tiriyey Maxamed Nuur Fadal.