Qeexid
Digirta geedka ku taal inta aysan bislaan.
Digirta geedka ku taal inta aysan bislaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Balagga digirta marka uu miro la cuni karo yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dham'id m.f.dh eeg dhama'2. ld dala'1, dal'id, dhama'1.
m.dh
Qeexid: Miro digireed oo aan weli bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'2.
Qeexid: dhama'1 m.l 1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'1.
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cunto, cabbitaan iwm laysasho.
Qeexid Xigta: Dan ebyasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhamis, dhamitaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sarkaal saddex xiddigood leh; kabtan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh.
Qeexid Xigta: ld dhaqsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Gabadh la bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhuxul qaxantay oo waaweyn.
Qeexid Xigta: Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-llo, m.dh) Jirrid weyn, qallalan oo la shito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: Nirig naas maraq ka furasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dhaqso2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey.
Qeexid Xigta: ld dhambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]