Qeexid

"Dhuxul qaxantay oo waaweyn."

Qeexid Xigta

Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhamac oo kali ah:
  • Haddaba nasiib wanaag waxaa WardheerNews u suurto gashay in ay wareysi khaas ah oo taabanaya arrintan iyo waxyaabo kaleba ay la yeelato Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye).
  • Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen guddi ka koobnayd Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Oslo ee xarunta Norwey, haddana waxaa muuqata in Prof.