Qeexid

"dhama'1 m.l 1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhama oo kali ah:
  • Shalay ayay ahayd markii dad gaaraya 30 ruux oo ay madaafiic ku dul habsatay ay ku dhinteen gudaha iyo hareeraha Suuqa Bakaaraha, iyadoo sidoo kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen dad 60 ruux kor u dhaafayay, kuwaasi oo dhamaantood rayid ahaa.
  • Dhinaca kale xukumada Geedi ayaa waxaa ka dhamadey xilligii loogu talagaley in wadanka ka hirgaliso Federaalka taas oo aheyd Labo sano iyo lix bilood gudahood.