Qeexid

"dham'id m.f.dh eeg dhama'2. ld dala'1, dal'id, dhama'1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dham oo kali ah:
  • Madaxda Xukuumadda Somalia ayaa waxay howlahooda ku dhameeyeen safarro dalka dibaddiisa ah, iyadoo gudaha dalka ay ka socdaan dagaallo looga horjeedo, waxaase ay taageero badan ka haystaan dalalka calaamka.
  • Haddeerna Dowladda aan Madaxweynaha u ahay waxay diyaar u tahay inay sii waddo, intii qori caaraddii wax lagu xalin lahaa siyaasad iyo nabad wax lagu dhameeyo.