Qeexid
Dhalo laba dhuceey qaadda.
Dhalo laba dhuceey qaadda.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Ilmo uur ku jira ifka (aaduunka) imaansho.
Qeexid Xigta: Soo bixid ama kawsasho (bil ama dayax); bilasho.
Qeexid Kale: Wax aan horay u jirin, abuurmid. 4. Kubbad lagu ciyaarayo shabaq gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax kasta meesha u sarraysa; fiin.
Qeexid Xigta: Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.
Qeexid Kale: Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhalaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo.
Qeexid Xigta: ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof fal samayntiisa dhimid.
Qeexid Xigta: Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof aad u da' weyn oo carruuroobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax dhar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qoyaan layiig ah afka ka keenid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
Qeexid Xigta: ld dhareerid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Magac guud oo kulmiya geednugeylka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Geed miro iwm yeelasho.
Qeexid Kale: (f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Qeexid Xigta: Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhalow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
Qeexid Xigta: Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Qof da'diisu yartahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dadka inta da'dooda u dhexeyso gaashaanqaad ilaa garmadoobe. ld dhallinyaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]