Qeexid
Dh. ah: caanaha neef dhawaan-dhal ah.
Dh. ah: caanaha neef dhawaan-dhal ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: Soo saaridda nafley dheddig minkeeda ka soo saarto ilmo. ld dhalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Da'da dhalmadu ku joogsato gaarid (qof dumar ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhilmaanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Xilliga qofka dumarka ah ay ka joogsato caadadu taas oo ay keentay ugaxleyda oo joojisa sameyntii unugga ukunta, sidaas darteed haweeneydu mardambe uur ma qaadi kareyso. Dhalmadayntu waxay dhici kartaa da'da u dhexeysa dhexda soddomaadka iyo kontomaadka, sida badan inta u dhexeysa da'da 40 - 50sano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dh. ah: qof dumar ah oo gaartey da'da dhalmadu joogsato.
Qeexid Xigta: ld dhalmaddeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhalmaddee. ld dhalmaddeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (f.g) Nafley rimman ubad dihasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Geed miro iwm yeelasho.
Qeexid Kale: (f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Qeexid Xigta: Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax kasta meesha u sarraysa; fiin.
Qeexid Xigta: Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.
Qeexid Kale: Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Ilmo uur ku jira ifka (aaduunka) imaansho.
Qeexid Xigta: Soo bixid ama kawsasho (bil ama dayax); bilasho.
Qeexid Kale: Wax aan horay u jirin, abuurmid. 4. Kubbad lagu ciyaarayo shabaq gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
Qeexid Xigta: Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dhalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kulka qorraxda subaxnimo.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo aan har lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabeecad.
Qeexid Xigta: Dir, fir, sinji.
Qeexid Kale: Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld dhalaal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhalaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: D. ah: qof fir wanaangsan ka soo jeeda.
Qeexid Xigta: ld dhalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]