Qeexid

"ld dhallinyaraan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhallinyaro oo kali ah:
  • Dhallinyaro badan oo Somali ah ayaa dhawaanahan ka tagayay dalalka galbeedka iyagoo ku biirayay xoogaga Xisbul Islaam iyo Al-shabaab oo dagaal mideysan kula jira dowladda uu horkacayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
  • Dhallinyaro Ah Xadhig Ku Xukuntay Boorama (Haatuf):- Maxkamadda gobolka Awdal ayaa 21 dhallinyaro ah ku xukuntay min hal sanno oo xadhig ah.