Qeexid

"Inta sano, bilo, maalmo iwm ee noole jiro."

Qeexid Kale

Dh. ah: qof da' weyn.

Qeexid Xigta

Dadka inta da'da yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhallin oo kali ah:
  • Xafladdaasi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka dhallinyarada UYS, iyadoo lagu soo bandhigay, suugaan, gabayo, buraanbur iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
  • Markaa waan imi halkan, waxaan la shiray niman dhallinyaro ah, waxaanan ku idhi, waar ninkan saaxiib baanu nahay, markaa intii laydinku dili lahaa la saaxiiba, oo ka faa’iidaysta saaxiibtinimadayada, markaa way igu diideen.