Qeexid

"Carruur yaryar; ilmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhallaan oo kali ah:
  • Dhibta waxaa u nugul haweenka iyo dhallaanka, dhalintiina waxaa muuqata inaan wax u yaallaa jirin.
  • Waxay ku baaqday in ay dhallaanku helaan waxbarasho lacag la’aan iyo caafimaad wanaagsan si ay uga qaybqaataan horumarka dalka.