Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab awoodda mekaanikaad u beddela awoodda danabka. Warshadaha danabka, waxa ay soo saaraan qulqul talantaali ah, waxana la yidhaahdaa talantaaliye."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaliye oo kali ah:
  • Waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan: Su’aal: Maxaa idinku dhaliyey in aad aasaastaan shirkad dayuuradeed wakhtigan?
  • Wasiirka wafaafinta Farxaan Cali Max'ud wuxuu sidoo kale ka hadlay khasaaraha ay dhaliyeen dagaalada u dhexeeya dowlada iyo kooxaha ka horjeeda, isagoo ugu baaqay hay'adaha gargaarka inay kaalmeeyaan dadka guryahooda ka cararay.