Qeexid

"Afka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhali oo kali ah:
  • Intooda u badani wax ilmo ah uma dhalin nabiga, marka laga reebo Khaddiijo oo ah ooridii ugu horeeysay oo u dhashay 6 ilmo iyo Maryama al-Qibtiyya oo dhashay hal wiil.
  • Brighye Be-Huko, wuxuu ka gaabsaday inuu eedeeyo dhinac ka mid ah labada dhinac ee 19-20-kii bishaan ku dagaalamay gudaha Muqdisho, dagalkaas oo dhaliyay khasare badan, wuxuuna dhinacyada oo dhan ku eedeeyay inay khasaaraha dagaalka dusha u ridanayaan.