Qeexid

"Cid dhaleeco u jeedin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaleecee oo kali ah:
  • Suuqa Bakaaraha oo Saylada ugu weyn Soomaliya ayaa saaka waxaa ku dhacay dhowr Madafac,kadib markii dagaalku aad u kulu laaday,dadbadan ayaa aad u dhaleeceeyay dagaaladaan soo noqnoday ee marwalba ka dhacaya dadka rayidka ah dushooda.
  • Warkaas oo ahaa mid uu gudoomiyaha xisbiga KULMIYE ee boorame ku dhaleeceeyay xisbiga UDUB,inay wadaan falal lid ku ah qaranimada Somaliland.