Qeexid

"Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaldhalaal oo kali ah:
  • Waxaa Abuu Dar loo soo bandhigay dhaldhalaalka adduunka iyo inuu xittaa madax ka noqdo Ciraaq oo wuu diiday, wuxuuna dadka aalaaba uga digi jiray inay ku kadsoomaan fidnada adduunka iyo in laga fogaado madaxtinimo-jaceylka.
  • Markaas ayaan gartay in Ingirisku culayska saari jiray tiro yar iyo dhaldhalaalka magaalada.