Qeexid

"Qof isir ama jinsiyad ahaan meesha uu ka soo jeedo."

Qeexid Xigta

ld dhalad. eeg dhalo2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalasho oo kali ah:
  • Ardeygaan oo ka yimid Dalka Swedan oo uu deganaa isagoo walibana haysta dhalasho Swedan ayaa waxaa la sheegay inuu Poland u joogo barashada Cilmiga Caafimaadka.
  • Kooxda Al Shabaab oo ku caan baxday gaalaysiinta Ummada Islaamka ayaan la ogayn halka ay ka keeneen warkaani, laakinse horjoogaha Shabaab ayaa ah nin dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanada Somaliland ee waqooyi-galbeed Somalia.